Aminarts:- oo Sawir ka sameeyay Xaalada Cakiran ee Hargeysa

Aminarts:- oo Sawir ka sameeyay Xaalada Cakiran ee Hargeysa

daajis.com:-Sawiraaga Soomaaliyeed ee Caanka ku ah Sawirada Cartoons-ka, ayaa Sawir aad u qosol badan ka sameeyay Xaalada Cakiran ee magaalada Hargeysa ee Xaruunta mamulka Somaliland, oo habeenadii lasoo dhaafay Qaraxyo iyo is rasaaseyn ka dhaceysay.


Sawirka Aminarts ayaa waxa uu muujinayaa, in Qaraxyada ka dhacaya magaalada Hargeysa ay yihiin kuwo siyaasadi ka danbeyso.


Xaalada amaan xumo ee kusoo korortay Hargeysa, ayaa salka ku haya Khilaaf soo kala dhex galay M/weynaha maamulkaas Siilaanyo, iyo Gudoomiyaha Uruka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada