Sawiro: Shucuurta ay muujiyaan Aabayaasha marka Ubad loo dhalo

Sawiro: Shucuurta ay muujiyaan Aabayaasha marka Ubad loo dhalo

daajis.com:-Dave Yang, oo kamid ah Sawir qaadayaasha ugu caansan Ingiriiska, ayay Kaamiradiisu waxay soo aruurisay Sawiro ka tarjumaya Dareenka Aabayasha ku nool Cariga Ingiriiska Marka Caruur u dhashaan.


Dave Yang, ayaa Sawiradan kasoo aruuriyay Isbitaal ku yaal magaalada London, waxaana uu diirada ku saaray sida uu noqonayo dareenka marka Aabaha uu Canug u dhasho,wuxuu doonaba ha ahaado wiil ama Gabar.

Daawa SawiradaDave Yang, ayaa Sawiray Daniel arkis, oo hor fadhiya qeybta dhalmada Dumarka Isbitaal ku yaal London
Dave Yang, ayaa Sawiray Daniel arkis, oo hor fadhiya qeybta dhalmada Dumarka Isbitaal ku yaal London


kennedymaxamed daaweyt daniel edward gorg jamal konyy lewis mark

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada