Daawo Muqaal:- War Faxad leh Garoomada Koobka Aduunka oo Laga Bilaabay Fidinta Diinta Islaamka.

Daawo Muqaal:- War Faxad leh Garoomada Koobka Aduunka oo Laga Bilaabay Fidinta Diinta Islaamka.

daajis.com:-Culumo isku xilqaanta in ay fidiyaan diinta islaamka ayaa arintaa waxaa ay ka bilaaaben wadanka Brazil gaar ahaan garoomada lagu ciyaarayo koobka aduunka iyo waliba meelaha ay isku yimadaan dadka taageera kuabda cagata.

Dadkaan isku xil qaaamay in ay fidiyaan Diinta Islaamka ayaa dadka siinayay boogaag ay ku qoran yihiin qoraalo u usheegay sida ay u wanagsantahy Diinta Islaamka iyo ku dhaqankeeda.
Waaaa arin fiican marka la eego sida ay wax u wadaan culumadas isku soo xilqaantay in ay fidiyaan Diinta Islaamka oo ah diinta kaliya ee runta ah waayo waxaa jira diimo kala kuwaas oo ay rumeysan yihiin dad badan oo adunka jooga sida la wada ogsoon yahay.

HOOSE KA DAWO MUUQALKA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada