Daawo Sawir:- lagu cabiray waxa uu salka ku hayo Khilaafka la sheegay in uu u dhaxeeyo Madaxweynaha & R/Wasaaraha

Daawo Sawir:- lagu cabiray waxa uu salka ku hayo Khilaafka la sheegay in uu u dhaxeeyo Madaxweynaha & R/Wasaaraha

daajis.com:-Kaartooniistaha Caanka ah ee Amin Arts ayaa soo saaray Sawir ka turjumaya Khilaaf la sheegay in uu u dhaxeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaaraha Cabdi Wali Sheekh Axmed.

Labada Masuul ayaa la tilmaamay in ay isku heestaan isku shaandheyn la doonayo in lagu sameeyo Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya , Madaxweynaha ayaan aad u daneenaya in golaha Wasiirada uu kusoo laabto Wasiirkii Amniga ee is casilay loona dhiibo Wasaarada shaqadeeda yar tahay.



R/Wasaare Cabdi Wali ayaa dhankiisa kabiyo diidan in Golaha Wasiirada uu kusoo laabto Wasiirkii Amniga Qaranka Cabdi Kraiin Xuseen Guuleed , waxa uuna taa badalkeeda doonaya in marka isku shaandheynta timaado uu meesha ka saaro Wasiiro kale oo hada shaqeeya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada