Daawo Sawirada:- Baar lacag la'aan kugu siinaya Begar aad loo farsameeyay balse Shuruud ay kuxiran tahay

Daawo Sawirada:- Baar lacag la'aan kugu siinaya Begar aad loo farsameeyay balse Shuruud ay kuxiran tahay

daajis.com:-Baar ku yaalla magaalada Brighton ee dalka Ingiriiska ayaa waxa uu bilaabay in uu ku deeqo qof kasta oo macaamiishiisa ah Beeger aad u weyn oo uu ku cunayo isla fadhiga hadii uusan waxba ka reebeyn.

Sida sawirada ka muuqata Beegerka oo hilib iyo Farmaajo badan lagu daray waa midaad u weyn kaas oo cid kastaahi aysan suurto gal u noqon karin in ay dhameeso.

Yabooha kasoo yeeray baarkaan kuyaala Dalka Ingiriiska ayaa waxaa soo dhaweeyay qolyaha abateytku u furan yahay ee wax badan cuni kara , waxaana Baarakan barnaamijkan ugu tala galay xayeesiin iyo in uu macaamiil fara badan ku helo.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada