Daawo Sawirada:- Dhalinyaro si halis ah uga bad baaday tareen xawaare dheereeya kusocday

Daawo Sawirada:- Dhalinyaro si halis ah uga bad baaday tareen xawaare dheereeya kusocday

daajis.com:-Koox dhalinyara ah oo ku ciyaarayay wado tariin oo ku yaalla dalka Hindiya ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo baxay Tareen Xamuul oo ku socda xawaara aad u badan arinaas oo argagax ku abuurtay dhalinyaradaasi.

Wiilashii ciyaarayay oo xaaladu ku xumaatay ayaa durbadiiba wax ay bilaabeen in ay wadada ka baxaan, waxaana ay ku noqotay laba daran mid dooro maadaama ay mar kasto dhibmarayaan sababo la xariira halka ay wadada ka taagnaayeen oo aheyd buundo wabi hoos mara.

Sawirada laga qaaday dhalinyaradan ayaa waxaa ka muuqanaya wiilasha oo daqiiqadii ugu danbeysay wabiga isku tuuraya si ay uga badbaadaan Tareenka oo marayay gobalka lagu magacaabo Uttar Pradesh ee Dalka Hinida.

Wadada tariinku marayay ayaa waxaa lagu magacaabaa Daligan, waxaana lagu tilmaamaa in uu ku jiro wabiyada caanka ah ee mara Dalka Hindia , waxa uuna wabigan maraa dhul gaaraya ilaa 900-km.


 FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada