Daawo Video:- Chogolate Doofaar laga helay oo laga diiday dalalka Islaamka

Daawo Video:- Chogolate Doofaar laga helay oo laga diiday dalalka Islaamka

daajis.com:-Shirkadda soo saarta Buskudka iyo Chogolate-ka Cadbury ayaa laga mamnuucay dalka Malaysia, kadib markii qubaro dalkaasi u dhashay ay baaritaan ay sameeyeen ku ogaadeen in chogolate-ka ay shirkadaasi soo saarto ee Dairay Milk laga helay dhiicaanka doofaarka.


Sidoo kale dalal ay ka mid yihiin Saudi Arabia, Pakistan, Imaaratka Carabta, Suudan, Yemen iyo Falastiin ayaa gebi ahaanba laga joojiyay isticmaalka shukalaadadaasi.


Qubaro u dhashay dalka Malaysia ayaa baaris ku sameeyay shixado noocyada buskudka shirkadaas Cadbury ee lagu magacaabo, Dairay Milk, gaar ahaan noocyada ka samaysan lowska iyo Shukalaadada isugu jira.


Shirkaddan ayaa ka mid kuwa caalamka ugu wax soo saarka badan, waxayna sanad kastadhoofisaa  250-Milyan oo u iib geyso caalamka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada