Daawo Sawirada:- Geber 15 Jir ah oo ay Kufsadeen 38 Rag.

Daawo Sawirada:- Geber 15 Jir ah oo ay Kufsadeen 38 Rag.

daajis.com:-Dalka Malaysia ayaa waxa ka dhacay Arin argagax leh kadib markii la sheegay in ka badan 38 Wiil  ay kufsadeen gabar 15 jir ah oo dalkaas udhalatay.


Booliska ayaa badi dadkii falka geystay xabsiga utaxaabay kuwaas oo umuuqda in ay kaamirada ka dhuumanayaan xiligii Booliska ay qabanayeen.


Kufsigaan loogeystay Gabadha ayaa dhacay 20-kii bisha May 2014 waxaana ka hor kufsiga ay Gabadha siiyeen Daroogo ragga falkaasi foosha xun sameeyey.


Hoos Ka Daawo Sawirada


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada