DAAWO: Xiisadii Hargeisa” oo keentay In Heeso cay, hawada Laysu mariyo

DAAWO: Xiisadii Hargeisa” oo keentay In Heeso cay, hawada Laysu mariyo

daajis.com:-Waxaa magaalada hargeisa maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa Xiisad u dhaxaysa Axmed Siilaanyo iyo gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muuse Biixi cabdi.


Waxaa soo baxayey weerarka ay isku qaadayaan labada dhinac, kaasi oo gaadhay in dagaal gacanta ah ay isula tagaan, kadibar markii weerar lagu qaaday taageerayaasha garabka muuse Biixi.


Sidoo kale waxaa Warbaahinta beesha Siilaanyo ay soo bandhigeen muuqaal iyo hees Lagu caynayo Muuse oo sheegay isagoo doorasho geli kara inuusan duco qaadanayn.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada