Daawo Sawirada:- Rabshado ka bilaawday gabar Dhalinyaro ah oo la kufsaday, kadibna si xun loo dilay

Daawo Sawirada:- Rabshado ka bilaawday gabar Dhalinyaro ah oo la kufsaday, kadibna si xun loo dilay

daajis.com:-Mudaaharaadyo xoogan oo rabshada wata ayaa waxa ay ka dheceen dalka Hindiya kadib markii la helay meydka gabar lagu qiyaasay 22 sano jir oo ay kufsadeen kooxa gaangistarro ah kadibna ay aashito wajiga uga daadiyeen si aan dhaqsa loogu aqoonsan.

Dibad-baxayaasha ayaa waxa ay isku dheceen Police-ka waxaana lagu kala eryay suntan dadka ka ilmeysiisa iyo budad, waxaana la arkayay mudaaharaadayaasha iyo Baliiska oo goroda isla galay.

Meydka gabadha ayaa waxaa laga helay magaalada Aithpura, waxaana warkaani uu soo baxay kadib markii isbuucii tegay laga helay qeybo kamid ah dalkaasi meydka laba gabdhood oo kufsi dabadii ladilay lagana soo laalaadiyay geed weyn.

Dalka Hindiya waxa uu kamid yahay wadamada kaalinta koowaad uga jira kufsiga lagula kaco haweenka iyo gabdhaha yar-yar.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada