Daawo Sawirada:- Sida ay u galayaan Al-Qaacidada Dalka Ciraaq Maxaaabiis ay gacanta ku dhigeen

Daawo Sawirada:- Sida ay u galayaan Al-Qaacidada Dalka Ciraaq Maxaaabiis ay gacanta ku dhigeen

daajis.com:-Kooxda Al-Qaacida ee ka dagaalanta Dalka Ciraaq oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan ISIS ayaa leesay maxaabiis ay ku qabteen dagaalo ka dhacay Magaalooyin iyo deegaano ay dhawaan kala wareegeen Ciidamada Dowlada Ciraaq.

Sawiro ay kusoo bandhigeen baraha kooxdan ku leedahay Internetka ayaa muujineysa dad ay gacanta ku dhigeen oo la xir xiray kadibna la tooganayo kuwaa oo la sheegay in qaarkood ay katirsaaayeen Ciidamada Dowlada Ciraaq iyo Maleeshiyaad Shiico ah.

Dhinacyada ku dagaalamaya Dalka Ciraaq ayaa wada in ay is gumaadaan , waxaana dagaalka hada socda oo u dhaxeeyaa Kooxo Suniyiin mayal adag iyo Ciidamada Dowlada Ciraaq oo u badan Shiiciyo iyo maleeshiyaad iyana Shiico ah oo gacan siinaya Ciidamada Ciraaq.

Kooxaha Islaamiyiinta oo awood badan lasoo baxay ayaa dib u qabsaday Magaalooyin iyo deegaano ay horey gacanta ugu hayeen Ciidamada Dowlada , waxaana wali socda dagaalo culus oo u dhaxeeya Islaamiyiinta iyo Ciidamada Dowlada. 












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada