Video:- Muuqaal Cartoon ah oo laga sameeyay qaab ciyaareedki goolhaye Iker Casillas ee Spain

Video:- Muuqaal Cartoon ah oo laga sameeyay qaab ciyaareedki goolhaye Iker Casillas ee Spain

daajis.com:-Muuqaal Cartoon ah ayaa laga sameeyay qaab ciyaareedki goolhaya qaranka Spain ee Iker Casillas, kaasoo xalay ahaa cayaartiisa mid wanaagsaneyn, marki laga dhaliyay ku dhowaad nus darsan goolal ah.




Waxaana maanta ay saxaafadda caalamka ka sameysay muuqaal Cartoon ah oo muujineysa heer ciyaareedkiisi xalay.







_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada