DAAWO SAWIRADA :- Xafladii furitaanka Koobka Aduunka ee dalka Brazil oo Nooqtay Xaflad Dadka soo Jiidatay!!

DAAWO SAWIRADA :- Xafladii furitaanka Koobka Aduunka ee dalka Brazil oo Nooqtay Xaflad Dadka soo Jiidatay!!

daajis.com:-Xaflad heer sare ah oo saacado badan socotay ayaa ka dhacday garoonka Corinthians Stadium oo ku yaala magaalada Sao Paulo ee dalka Brazil . 

Xafladaan oo eheed furitaanka Koobka Aduunka 2014 ayaa waxaa ka soo qeeyb galay marti sharaf aad u fara badan qaasatan Madaxda ugu sareeysa xiriirka Kubada cagta ee Aduunka The Federation Internationale De Football Association (FIFA) .















FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada