Daawo Video: Xog Hoose, Amin Arts iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo isku dhagan oo is mari’la iyo Sawiro Cadeyn ah

Daawo Video: Xog Hoose, Amin Arts iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo isku dhagan oo is mari’la iyo Sawiro Cadeyn ah

daajis.com:-Amin Arts waa farshaxaniiste soomaaliyeed oo marnaba aanan ka kaftamin in shacabka Soomaaliyeed in uu usoo bandhigo siyaasada Soomaaliya hadba meesha ay marayso, balse waxaa jira dad taageero u ah Xasan Sheekh ama ka hoos shaqeeya oo si xun u arka sawirada uu daabacayo Farshaxaniistani Soomaaliyeed.


Haddaba Wariye ka tirsan Bahda Bilicda.com ayaa ogaaday xog badan ku hareeraysan madaxtooyada soomaaliya taasi oo si weyn loo hadal haayo sawirada badan ee uu Amin Arts ka sameeyey madaxweynaha waxaa xasuus mudun in amin arts oo si madax banaan u sameeyo sawirada dhamaan siyaasiyiinta Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada