Daawo Video:- Fanaan Da’a yar oo hees Romantic ah soo qaaday

Daawo Video:- Fanaan Da’a yar oo hees Romantic ah soo qaaday

daajis.com:-Fanaanka Da’da yar ee Daud Daacad ayaa soo saaray muuqaalka heeska ila dooji oo ay dad badan durba soo dhaweeyeen iyadoo ah hees qaabka loo jilay uu Romantic ahaa.


Muuqaalka heeska oo si aad ah loogu fara yareestay ahna qaabka waafaqsan Official Music Video ayaa fanaankani tilaabo hor alle u noqonayaa in ay ku daysadaan fanaaniin caana oo daaha gadaashiisa kasoo heesta.


Hoos ka daawo muuqaalka oon hubo inaad ka heli doonto qaabka quruxsan ee loogu farayareestay waxaana hubaala in qisada heeska & qaab jiliinku macno ahaan iska daba dhawyihiin


Halkaan Riix Ee Daawo Heesta


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada