Daawo Video: Sir Fakatay iyo Kashifaad Sababta Fanaanka Aar Maanta loogu diiday in uu Jigjiga Dhaanto ka tumo oo la shaaciyey

Daawo Video: Sir Fakatay iyo Kashifaad Sababta Fanaanka Aar Maanta loogu diiday in uu Jigjiga Dhaanto ka tumo oo la shaaciyey

daajis.com:-Fanaanka Aar maanta ayaa bartiisa Facebook soo dhigay hadal uu ku muujiyay inuu heesta Go’doomay ku duubay qurbaha kadib markii lagu qabyaaladeeyay Jigjiga.

Fanaanka Aar maanta oo shacbiyad badan leh wuxuu bartiisa Facebook ku yiri“Dhaantooyin laysku xaasido iyo Soo bandhiga bilicda dhulka hoyoo layska hor istaago, ayaa igu kaliftay inaan qurbo video ku duubo. Sheekada​#​Go’doomey​ jaceyl keliya maahee ila fahma ​#​TBT​ Jigjiga, 2013″




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada