DAAWO VIDEO: Soomaali ka timid Mareykanka oo ka dagaalamaya Suuriya

DAAWO VIDEO: Soomaali ka timid Mareykanka oo ka dagaalamaya Suuriya

daajis.com:-Dalka maraykanka ayaa waxaa siwayn looga dareemay saamaynta ay ku yeelatay dhalin yaro Soomaali ah oo la sheegay inay halkaasi ka tageen si ay uga qayb galaan dagaalada ka socda wadanka suuriya.

“BulshadaSsoomalida ee ku dhaqan magaalada magaalada Minnesota Waxay dedaal ugu jiraan cida ka danbaysa Arintaan, Dabca goobaha gooba bulshadu ku kulanto ee Enternetka , Balse waa in la ogaado Xaqiiqda cida gacanta ka gaysanaysa ” Sidaasi waxaa yidhi C/biixi oo kamida hogaamiyaasha soomalida ee gobolkaasi.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada