Daawo Video:- Ubax Nacfi oo Soo Sartay Muuqaal Aad Usoo Jiidey Bulshada.

Daawo Video:- Ubax Nacfi oo Soo Sartay Muuqaal Aad Usoo Jiidey Bulshada.

daajis.com:-Fanaanada Ubax Nacfi  ayaa muuqaal qurxoon iyo Style gaar ah ku soo bandhigtay heesteeda cusub ee Garashooo uu ereyadeeda sameeyey C/Fitaax Xaaxaale halka laxanka heestuna uu sameyey Ali Shacir.


Fanaanada reer Holland ee Ubax Nacfi ayey dad badan u arkaan iney leedahahay style u gaar ah oo Dhanka Labiska ah ,waxaana u sii dheer hanaanka ay u muujiso dareenkeeda ku aadan marba xaalada ay meteleyso.

Nacfi ayaa horey u soo saartay heeso xiiso badan oo aad loo jecleystay kuwaas oo ay kamid yihiin Heesta Qurux iyo heesta kale ee caanbaxday ee Nacfi, iyo waliba heeso kalo wali soo bixin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada