DEG DEG:- Maamullka Axmed Madoobe oo u jawaabay Barre Hiiraale “Hadaan sugno hana soo weeraraan”

DEG DEG:- Maamullka Axmed Madoobe oo u jawaabay Barre Hiiraale “Hadaan sugno hana soo weeraraan”

daajis.com:-Ka dib markii garabka uu hogaamiyo Barre Aadan Shire Hiiraaale ay sheegeen in dhawaan Kismaayo ay duulaan ku  yihiin, islamarkaana ay heestaan hub iyo saanado Miltari ayaa waxaa taa ka jaabay maamulka Axmed Madoobe.


Ismaaciil Kheyre Dhuxuloow oo ka mid ah saraakiisha maamulkaa Jubba ayaa u sheegay warbaahinta in taasi ay tahay hadal cidlo ah oo aan wax uljeed ah la hayn.


“Taasi waa wax ay iska yiraaahdeen, meesha ciidan kum haayaan, oo maalin walba Barre Dhalinyaarada uu luggooyay ayaa yimaada Kismaayo”
Sarkaalkaan ayaa dhanka kale sheegay in hadiiba ay iyagaba ay duulaan yihiin oo Goobweyn ay u socdaan.


“Anaga ayaaba Goobweyn ku wajahan, waxaan nahay duulaan xoogan, hadiiba aan idinkaa joogno noo hanjaba amaba weerar nagu soo qaada”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada