Daawo Video: Dhacdo Dhab ah, Hooyo Soomaaliyeed oo joogta dhulka Barakaysan oo Xaalad Culus ka sheekaysay, Seygeeda oo si xun loo dilay Caruurteedana laga qaatay.

Daawo Video: Dhacdo Dhab ah, Hooyo Soomaaliyeed oo joogta dhulka Barakaysan oo Xaalad Culus ka sheekaysay, Seygeeda oo si xun loo dilay Caruurteedana laga qaatay.

daajis.com:-Hooyadani Soomaaliyeed ayaa sheegtey in ay ku dhalatay dhul baadiyo ah isla markaana aysan waxba qorin waxna aqrin sidaasi daraadeed ay seygeeda ay dileen gacan ka xaqdaran, Caruurteedana waxaa qaatay Amxaaro waana dhacdo xanuun badan oo hooyadani ka sheekaysay.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada