Layaab:- Lamaane 25 sano is qabey, todobo caruura dhalay, balse walaalo noqday

Layaab:- Lamaane 25 sano is qabey, todobo caruura dhalay, balse walaalo noqday

daajis.com:-Maxkamada magaalada Ras ee gobolka Quseym ee dalka Sacuudiga ayaa xukun kasoo saartay guur dhex maray nin iyo naag walaalo ah oo naas isla nuugay, kuwaasoo is qabey muddo 25 sano ah, isuna dhalay 7 caruur ah, balse iminka uun la ogaadey in ay yihiin walaalo naas isla nuugay, sida lagu daabacay shabakada MBC oo soo xiganeysa wargeyska Al-Wadan.


Daba galka iyo xaqiijinta dhacdadaan ayaa qaadatey sida la sheegay muddo 3 bilood ah , ayadoo dad badan ay marqaati ka noqdeen in labadana qofood ka dhaxeyso walaaltinimo caanaha naaska ah, ugu danbeyna Muftiga ugu sareeya Sucuudiga ee Sheikh Abdulasiis Al-Sheikh ayaa xukumay in ay kala furan yihiin labadaan shaqsi.

HOOS KA FIIRI CADEYN..




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada