VIDEO: Nin 6 Kiilo wejigiisa laga jaray oo hadda nolosha u macaatay

VIDEO: Nin 6 Kiilo wejigiisa laga jaray oo hadda nolosha u macaatay

daajis.com:-Stefan Zoleik oo u dhashay dalka Slovakia ayaa qaliinkii ugu cuslaa loogu sameeyay wejiga oo ay buro iyo baruur ugu tiil mudo sanado ah, taasoo ku kaliftay in nolosha uu naco, laakiin hadda ay u macaatay.

Stefan Zoleik ayaa qaliin qaatay Shan saac waxaa wejigiisa lagaga jaray buradii ku tiil taasoo culeyskeeda ay dhaqaatiirtu ku sheegeen Lix Kg.


Ninkan ayaa sheegay in dhibaato uu ku qabay dadka oo mar walba uu wadooyinka marayo eegmo u celin jiray.Ninkan ayaa mudo sanado ah la ildarnaa xanuunkan, iyadoo cudurkan lagu sheegay Madelung  oo ah baruurta sida daran u kobacdol. Hadda wuu faraxsan yahay Stefan Zoleik.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada