VIDEO:- Nin sacuudiyaan oo helay hooyadiis 30 sano kadib

VIDEO:- Nin sacuudiyaan oo helay hooyadiis 30 sano kadib

daajis.com:-Abdullaahi Khodjaly oo ah nin dhalinyaro una dhashay dalka Sacuudi Arabiya ayaa muddo 30 sano kadib waxaa uu la kulmay hooyadiis oo ay kala maqnaayeen.

Ninkaan ayaa lagu warramayaa in marka da’diisu ahayd 15 sano, ayeeyadiis u sheegtay in hooyadiiis ay nooshahay islamarkaana ay joogto dalka Sudan, kadib kala tagii Aabihiis iyo Hooyadiis.

Warbixinta ayaa intaasi ku darreysa in ninkan marka uu ahaa 21 sano uu iska dayay inuu u safro dalka Sudan oo hooyadiis looga sheegay, lakin waa uu ka baaqday safarkaasi maadama loo diiday inuu safro, shilalka baabuurta oo xilligaasi kordhayay xilli fasax lagu jiray.

Hooyada Abdullaahi ayaa iminka leh ilmo iyo seey.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada