Daawo Video:- 79 sano kadib masjid loo ogolaaday in lagu Dukado Salaadda

Daawo Video:- 79 sano kadib masjid loo ogolaaday in lagu Dukado Salaadda

daajis.com:-Magaalada istanbuul ee dalka turkiga ayaa Markii ugu horeysay Mudo Dhan 79 Sano ah lagu tukaday salaada subax Masjidka Weyn ee Caanka ah Aya Sofia Kaas oo kamid ah Masajida dunida Ugu Weyn Balse aan 79 Sano Aan Salaad Lagu tukan…

Masjidkan ayaa laxiray xiligii laga guuleeystay Cothmaaniyiinta waxaana xiray Hogaamiyihi hore ee Turkiga Mostafa Kamaal Ataturki kaas oo masjidka ubedelay matxaf isagoona mamnuucay in salaada lagu tukado sanadkii 1935.

haatan ayaa dib loogu holgeliyay masjidka isagona loogu dukanayo sidii xiligii Cuthmaaniyiinta taas ayaana ah hadal heeynta ugu badan dalka turkiga, sida daajis.com heleyso, muslimiinta dunida ayaana si aad ah usoo dhaweeyay kuna farxay talaabadasi.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada