Miley Cyrus oo Justin Biber uga digtay in uusan aaminin Selena Gomez.

Miley Cyrus oo Justin Biber uga digtay in uusan aaminin Selena Gomez.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah Miley Cyrus ayaa barta Bulshada ku xariirto ee Twitterka soo dhigtay qoraaalo digniino ah oo ku socda Justin Biber.
Waxa ay uga digtay Justin in uusan aaminin Selena isla markaana kula talinayso in uu muujiyo feeri jignaan dheraad ah si uga fogaado in khiyaamayso.
 
 
Waxaa ogtahay in aad hore u khiyaamaysay sidaa daraadeed waa markeedi waana suuragal in ay si sahlan ku aargoosato ayay tiri fanaanada Selena Gomez.

Hadalka ayaa imaanaya xili dhawaan labada lamaane isku soo laabteen waxa uuna ku soo aadaya iyada oo wali xariirkooda ahayn mid si buuxa u fadhiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada