Qosol, Sawir Gacmeed ay ka caroodeen Madaxda Dalka, Amin Arts

Qosol, Sawir Gacmeed ay ka caroodeen Madaxda Dalka, Amin Arts

daajis.com:-Sawir Gacmeed la yaab leh oo laga sameeyey madaxda dalka ugu sareysa ayaa waxaa soo bandhigay farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xasan Sheekh iyo Reysul Wasaare Cabdi Weli ayaa waxaa sawirka ka muuqda iyagoo u muuqda kuwo feertamaya isla markaana ay Itoobiya dhex dhexaadinayso waana sheeko aad u qosol badan.


HALKANI KA DAAWO SAWIRKA AMIN ARTS KA SAMEEYEY MADAXDA DALKA.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada