Taliban oo sheegatay weerarkii garoonka diyaradaha Karachi

Taliban oo sheegatay weerarkii garoonka diyaradaha Karachi

daajis.com:-Talibaanka Pakistaan ayaa sheegay inay weerarka ku qaadeen garoonka diyaarada ee Karachi, halkaasoo ay ku dhinteen labaatan iyo siddeed qof oo ay ku jiraan toban mintidiin.

Weerarka oo bilaabmay Axadii habeenimo,markiii niman hubaysan ay soo weerareen meesha loo isticmaalo xamuulka iyo diyaaradaha gaarka loo leeyahay ayaa dhamaaday.

Masuuliyiinta ayaa sheegay inay garoonka la wareegeen subaxnimadii, laakiin ugu yaraan laba qarax ayaa la maqlay ciidamo dheeraad ahna waa la keenay.
Masuuliyiinta ayaa sheegay in garoonka la furi doono saacadaha soo socda.
 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada