Ururka ONLF:-ee Somaligalbeed oo iska fogeeyay eedeymihii ahaa in ay kaashadaan Al-Shabaab

Ururka ONLF:-ee Somaligalbeed oo iska fogeeyay eedeymihii ahaa in ay kaashadaan Al-Shabaab

daajis.com:-Dagaalo culus ayaa dhowaan ka dhacayey gobolka Bakool kuwaasi oo u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Maleeshiyo laga keenay Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo lagu magacaabo Liyuu Boolis oo isku dhinac ah iyo ururka al-Shabab.


Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa sidoo kale VOA u sheegay in dagaalka Bakool ay ka qeyb qaateen maliishiyaadka ururka ONLF oo la safnaa Al Shabab.


Hadaba ururka ONLF ayaa iska fogeeyey eedeymahaasi sheegaya in ka barbar dagaalamayaan kooxda Alshabab.

Wareysi ay VOA la yeelatayt Cabdulqaadir Xassan Hiirmooge oo ah afhayeenka ururka ka dhageyso xagga hoose.


VOA-somali 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada