Video:- Shacab si xoog ah iskugu dhigay Taangi careysan oo furin Dagaal ka yimid

Video:- Shacab si xoog ah iskugu dhigay Taangi careysan oo furin Dagaal ka yimid

daajis.com:-Shacab geesinimo sheegtay ayaa si toos ah iskugu dhigay mid ka mid ah Taangiyada dagaalka dalka Ukraine oo ka yimid deegaan yool ah oo xabada ama dagaalka uu ka socday. Shacabkaan ayaa wadada dhexdeeda is taagay si uusan Taangigaan marnaba u dhaafin .

Taangigaan oo ahaa mid Rasaasta uga soo dhaamatay xaafado ku dhaw halkii isbaarada loogu dhigtay ayaa Darawalkii waday wuxuu isku dayay inuu dadka jiirsiiyo balse ugu dambeyntii mid ka mid ah Shacabkii ayaa dusha sare ee Taangiga wuxuu la fuulay Taayar kaas oo rabay inuu gubo gebi ahaanba Taangigaan oo ahaa nuuca Beebaha ah ee Silsilada leh.

Darawalkii waday Qorigaan Taangiga ah oo nafta u yaabay ka dib markii dusha sare loogu soo fuulay ayaa markii uu xanaaqay wuxuu dar darsiiyay ama dhex jiiray shacabkii careeysnaa ee isbaarada u dhigtay wadada dhexdeeda.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada