Daawo:- Amin Arts oo kashifay Sirta ka dhaxeysa Siinlaayo iyo Xersi Sawir Qosol badan oo lagu maadeysto

Daawo:- Amin Arts oo kashifay Sirta ka dhaxeysa Siinlaayo iyo Xersi Sawir Qosol badan oo lagu maadeysto

daajis.com:-Farshaxaniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa todobaadkani soo dhigay sawirka ugu yaabka badnaa ee uu la eegto Madaxda Maamulka Somaliland oo damacsan qorshe ay ku caburinayaan Saxaafada ka hana qaaday Somaliland Hadaba Sawirkani oo lagu soo qaatay madaxda maamulka ayaa lagu soo qoray qoraalkii ugu dheeraa ee uu adeegsado Amin Arts.


Sawirka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada