Daawo Layaabkan : Dood kasocotay Telefishin oo marqura Isku Badadhey Dagaal iyo Feer..."Talow wadankee ayay ka Dhacdey??

Daawo Layaabkan : Dood kasocotay Telefishin oo marqura Isku Badadhey Dagaal iyo Feer..."Talow wadankee ayay ka Dhacdey??

daajis.com:-Telefishin laga leeyahay Dalka Urdun ayaa dood Xasaasi ah waxa uu u qabtay labo garyaqaan oo u dhashay Dalka Siiriya kuwaa oo midna uu taageero Madaxweynaha iyo Dowlada Siiriya halka kan kalana uu taageero Xoogaga Mucaaradka ee Siiriya ka dagaalama.


Dooda Telefishinka kasocotay ayaa mar qura dagaal iyo in kuraas la isku qaato ka dhacday kadib markii ay xumaatay doodii u dhaxeesay Labada Garyaqaan ee kala taageersan Mucaaradka iyo Dowlada Dalka Siiriya.


Wariyihii dooda daadihinayay ayaa isku dayay in uu kala dhax galo labada garyaqaan hasa ahaatee xaalka ayaa faraha kasii baxay kadib markii mid kamid ah garyaqaanada uu fadhiga kasoo kacay uuna bilaabay dagaal iyo in uu kursi ku tuuro ninka kale ay dooda ka dhaxeesay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada