Daawo Muuqaal:- Diyaarad Helicopter oo mar qura kusoo dhacday Magaalada Seoul iyo kala carar dhacay!

Daawo Muuqaal:- Diyaarad Helicopter oo mar qura kusoo dhacday Magaalada Seoul iyo kala carar dhacay!

daajis.com:-Diyaarad Nuuceedu yahay Helicopter ayaa mar qura kusoo dhacday bartamaha Magaalada Seol ee Dalka Koonfura Kuuriya , waxaana halkaasi ka dhacay kala carar kadib markii ay Diyaarada iyada oo holceysa ay dhulka kusoo dhacday .

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhintay Diyaarada Helicopter-ka ee kusoo dhacday Bartamaha Magaalada Seol, waxaa gabi ahaan bur burtay Diyaarada soo dhacday oon wali la ogeyn cilada ku timid diyaaradaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada