Daawo Muuqaal:- 60 jir madax cad qurbaha ku raagay oo xamaasad qaatay

Daawo Muuqaal:- 60 jir madax cad qurbaha ku raagay oo xamaasad qaatay

daajis.com:-Aabe Soomaaliyeed oo qiyaas ahaan dhex taagan da´da Lixdanaad madax cad oo mudo badan qurbaha ku raagay ayaa suugaan cajiib ah ku cabiray dhibaatada qurbaha iyo farqiga u dhaxeeya marka aad dalkaada joogto, isagoo suugaantiisa ay dad badan oo kasoo qeybgalay xaflad ka dhaceysay Holland ka qoslisay.

Odaygan Soomaaliyeed ayaa sheekay in joogitaanka qurbaha ay ku dhibtoodeen dadka Soomaaliyeed, isagoo suugaantiisa ku sharxay sidoo kale cimilada xun ee Yurub iyo Soomaaliya farqiga u dhaxeeya.

Wuxuu ugu baaqay Soomaalida in candhuuftooda dib u liqaan, oo nabadda iyo dowladnimada ka shaqeeyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada