Daawo Sawirada:- Hoteelada casriga ah oo kusoo badanaya magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada:- Hoteelada casriga ah oo kusoo badanaya magaalada Muqdisho

daajis.com:-Magaalada Muqdisho ayaa kusoo badanaya dhismooyinka Hoteelada casriga ah iyo maqaayado aan ka dhicin, kuwaasi oo qurba joog iyo ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgelinayaan goobaha ugu dadka badan magaalada.

Hotelkii ugu danbeeyay ee laga dhisay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ku yaalaa kasoo horjeedka Taalada Sayidka ee wadada Maka Al-mukarama.
Hotelkan oo dhismo aad u qurux badan heysta ayaa waxaa barbar socda maqaayad caalami ah ee Khana Khazana.


Hoteelada iyo maqaayadaha ku yaal Muqdisho ayaa lacagta wax loogu cuno iyo lagu jiifto ayaa ah Dollar aan reer tabareedka awoodin inay bixiyaan, balse qurba joogta iyo dadka dowladda ka tirsan kaliya adeegsada.

Sawirro





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada