Daawo Yaabkaan:- Haweeneey Uur 8 Bilood leh oo Caalamka ka yaabsatay ka dib markii ay ka Qeyb gashay tartanka Marathon-ka

Daawo Yaabkaan:- Haweeneey Uur 8 Bilood leh oo Caalamka ka yaabsatay ka dib markii ay ka Qeyb gashay tartanka Marathon-ka

daajis.com:-Haweeney u dhalatay dalka Mareeykanka laguna magacaabo Alysia Montano ayaa ka yaabsatay Dunida oo idil ka dib markii ay si caadi ah uga qeyb gashay tartanka oradada haweenka dalka Mareykanka ee Women Olmypian Runs. 

Alysia Montano oo 28 jir ah waa Xaamilo 8 Bilood ah waxeeyna oraday 2:32 daqiiqadood waxaana iminka Caafimaadkeeda oo la baaray aad u amaanay dhaqtarkeeda maadaama Dumarkii caafimaadka qabay laga la yahay orda oo Sport sameeya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada