DAAWO MUUQAAL : Gawaaridii dagaalka ee Mareeykanka oo u gacan galay koox Al Qaacida ka tirsan !!

DAAWO MUUQAAL : Gawaaridii dagaalka ee Mareeykanka oo u gacan galay koox Al Qaacida ka tirsan !!

daajis.com:-Kooxda ISIS ee ka tirsan ururka Al Qaacida kana dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Syria ayaa waxeey soo bandhigeen Dabaabaadka Dagaalka ee lagu yaqaanay ciidamada Mareeykanka balse horay loo siiyay ciidamada dalka Ciraaq si ay ugu dagaal galaan. 

Gawaarida Dagaalka oo laga qabsaday ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa iminka waxaa si toos ah u soo bandhigay Maleeshiyaadka ISIL waana Gawaari aysan karin xabada . 

Sidoo kale hogaamiyaha kooxdaan Abu Bakr al-Baghdadi ayaa Muuqaal uu soo diray wuxuu markii labaad ku baaqay dagaal cusub. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada