daajis.com:-Xaafadaha ugu caansan caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ayaa weli waxaa ka socda dagaalo kulul oo u dhaxeeya maleeshiyaad hubeeysan taas oo lagu guuldareeystay in la xaliyo qilaafka u dhaxeeya oo salka ku haya Qabyaalad iyo siyaasado kale oo qarsoon .
Dagaalka xoogiisa ayaa waxa uu ka socdaa deegaano ku xeeran garoonka diyaaradaha ee Tripoli International Airport waxaana caasimada Liibiya Safaaradihii kala baxay wadamo dhoor ah oo xarumahooda madaafiic ay ku soo dhaceen. Amaanka dalka Liibiya ayaa faraha ka sii baxaya ka dib markii 3 sano ka hor xukunka dalkaas si xoog ah looga tuuray marxuum Mucamar Al Qadaafi oo in mudo ah xukumayay dalka Liibiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:12 and have
, Published at