DAAWO MUUQAAL:- Tikniko maalin cad si toos ah u soo weerartay garoonka Diyaaradeed oo Caalami ah

DAAWO MUUQAAL:- Tikniko maalin cad si toos ah u soo weerartay garoonka Diyaaradeed oo Caalami ah

daajis.com:-Shacabka dalka Liibiya ayaa tabay nabadii iyo kala dambeeyntii ay heesteen xiligii uu dalkaas maamuli jiray Marxuum Mucamar Al Qadaafi oo 3 sano ka hor xukunka dalkaas laga tuuray. Hubkii milatariga Qaranka Liibiya ayaa weli wuxuu gacanta ugu jiraa kooxo xag jir ah iyo maleeshiyaad kale oo diiday inay soo wareejiyaan .

Garoonka Diyaaradaha ee Tripoli International Airport oo ku yaala banaanka caasimada Liibiya ayaa waxaa maalin cad labo jiho ka soo weeraray maleeshiyaad xag jir ah oo Tikniko fara badan ku hubeeysan kuwaas oo qal qal xoogan galiyay Diyaaradaha iyo shacabkii ka dhoofayay garoonkaas.

Sidoo kale Garoonkaan dhexdiisa waxaa mar kasta lagu arkaa Maleeshiyaad hubeeysan oo cid ay ka amar qaataan aanan la garaneeyn inkastoo oo ay qaarkood hubkooda lacag ku badashaan .




:-allbanaadir FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada