Daawo Sawirada:- Diyaarada Malaysia Airlines MH17 Oo ay Soo Rideen Mucaaradka Ukrain

Daawo Sawirada:- Diyaarada Malaysia Airlines MH17 Oo ay Soo Rideen Mucaaradka Ukrain

daajis.com:-Diyaarad Rakaab ah oo laga leeyahay Malaysia , ayaa soo rideen Mucaardka dalka Ukrian.

diyaaradaan ayaa waxaa ay mareeysay hawada ukrain dowlada ukrain ayaa sheegtey inaay ciidamadooda wax lug ku laheeyn.

Tirada Rakaabka saarnaa Diyaarada Malaysian Airlines MH17‬
154 Dutch 
27 Australia
23 Malaysia
11 Indonesia
6 Inggris
4 Jerman
4 Belgia
3 Filipina
1 Kanada
inta la'og yahay ilaa haatan wax ka badbaadi ma lahan..
waxii kusoo gordha kala soco wararka danbe.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada