Daawo Sawirro Layaab Leh:- Nin Indhoole soomaali ah oo ka soo dhex muuqday dagaalyahannada Suuriya

Daawo Sawirro Layaab Leh:- Nin Indhoole soomaali ah oo ka soo dhex muuqday dagaalyahannada Suuriya

daajis.com:-Nin soomaali ah oo la magac baxay Taymullah al-Somali islamarkaana haysta dhalashada Holandeska ayaa kasoo dhex muuqday mid ka mid ah kooxaha ka dagaalama Suuriya ee lagu magacaabao ISIS (Daacish) kuwaas oo ka dagaalama gudaha dalka Suuriya iyo waliba dalka Ciraaq.

Ninkan ayaa waxaa sidoo kale la sawiran wiil kale oo soomaali ah kaas oo isna qurbaha ka tagay, waxaana la la`aa labaduba in mudo ah.

Soomaalida dhalinyarada ah ee u safray dalka ay dagaaladu ka socdaan ee Suuriya ayaa sii kordhaya, waxaana ay isugu jiraan gabdho iyo wiilaali oo qaarkood ku dhintay amaba ku dhaawacmay dagaaladaasi.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada