DAAWO VIDEO: Muuqaal Argagax leh oo laga soo duubay Gaza

DAAWO VIDEO: Muuqaal Argagax leh oo laga soo duubay Gaza

daajis.com:-Waa muuqaal daqiiqado yar oo argagax leh, kaasoo laga soo duubay Wiil dhalinyar oo reerkiisa ciidamada Israa'iil ku gumaadeen duqeymihii maalmahan lagu waday marinka Gaza isagiina intii uu ku guda jiray raadinta reerkiisa Israa'iiliyiinta ay kasoo shiisheen meel ka fog guriga uu ka baadi goobayay reerkiisa.

xasuuqay inuu ka day dayo ama ka raadiyo raqda ama nolosha qofkii ka badbaaday qoyskiisa, hase ahaatee nasiib daro, waxaa dhacay arin laga murugooda oo argagax leh.

Guriga reerka ayaa waxaa saarnaa shiis, waxaana si arxan daran looga soo toogtay meel ka fog guriga isagoo ku guda jiray baadi goobka qoyskiisa uu ka baadi goobayay burburka guriga soo dumay. Wuxuuna wiilkaan ahlu iimaanka ah xabadda koowaad iyo tan labaad marka ay ku dhacday uu ku dhawaaqayay Ashahaadka, kuna ruux baxay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada