Daawo Video:- Arin Layaab leh oo ku Dhacdey Istaafka Qaaska ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh." Dhaawici karta Sumcada...

Daawo Video:- Arin Layaab leh oo ku Dhacdey Istaafka Qaaska ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh." Dhaawici karta Sumcada...

daajis.com:-Arintani oo laga baahiyey Tv-ga Somali Channel oo lagu bartey in cod siiyo Dhamaan dadka Soomaaliyeed si siman ayaa markani waxaa makarafoonka Tv-ga la gaarsiiyey Muwaadin Soomaaliyeed hadana ah Arday Soomaaliyeed waa Ubaxii Berito ee dalka waa ninkii beri badbaadin lahaa Qaranimada iyo Jiritaanka Soomaaliya Wariyaha Tv-ga Somali Channel Cabdi Kariin oo jaanis weyn si gaar ah u siiyey muwaadinkaasi ayaa barnaamijka Daadihinayey hadaba halkani hoose ka daawo video Arintaasi Culus iyo saameynta ay yeelan karto.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada