Daawo Video: Arintani Maxaa ka jira Wiil Soomaaliyeed oo Sheegay in uu Qudbo Siro ku guursaday Gabar isla markaana u qarisay uur Xaaraan ah Arin Culus.

Daawo Video: Arintani Maxaa ka jira Wiil Soomaaliyeed oo Sheegay in uu Qudbo Siro ku guursaday Gabar isla markaana u qarisay uur Xaaraan ah Arin Culus.

daajis.com:-Inta Badan tv ga Somali Chanal waxa Su’alo kala Duwan lagu Sooweydiyaa,Waxana Su’alaha Inta Badani Guud ahaantooda Ku Fadhiyana Arimaha Xiligani Inta Badan Dhaca.

Hadaba Waxa Wiilkani uu Sheegay Inuu Gabar Ku guur sadey Qudbo Siro Kadibna Uur Xaraana iyadoo leh u Qarisay, Lakiin Uu Ogadey Mudo Yar kadib.

Waxana qodobkaasi Qudbo Sirada Muqaalkani Laga Weydiyey Ugu Yaraan 3 Jeer Oo isla Muqaalkani taasina Waxay Muujinaysa Dhibatada Ka Imaada Arinta Inay tahay Dhib Tiro Badan.

Waxana Uu Su’al ka Weydiyey Sheekh maxamud Maxamed Shibili Waxa Diinta Islamka Ka Qabto Ama Inay gabadha Ku yeelanayso Wax Xuquq Ah.

Halkani Riix Video Daawo Dhibatada Qudbo Sirada Ayaa Noqonaysa Qodob Tibgaaxaya Qof Aadan garanayn waxa Uu Yahay isla Markaasina Ehel Aanad U racayn lana La Garanayn,Iyadoona Inta Badan Xiliga Qudbo Sirada tahay Wax ku Kooban Oo kaliya Labada Qof.

Sheekh maxamud Maxamed Shibili Ayaa Uga Jawabey Waxana Uu uga Jawabey,Inay tahay Miod Muujinaysa Qatarta Ka Imanaysa Qudbo Sirada Inuu Uurka Iyo Wax la Mida Ka Imadana Hadii labada Qof isku Doonayana wax Xaraana Diinta islamkana Kasoo Horjeeda.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada