VIDEO: Qaabka ay u bur-burtay diyaaradii Jaadka ee Nairobi

VIDEO: Qaabka ay u bur-burtay diyaaradii Jaadka ee Nairobi

daajis.com:-Muuqaalki u dambeeyay ee laga soo qaaday diyaaradii maanta ku bur-burtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo diyaaradaasi jaadka Muqdisho u siday ay ku geeriyoodeen ilaa 4 qof.

Diyaaradda ayaa ku dul dhacday Laba dhismo oo ay deganaayeen dad shacab ah, waxaana ilaa haatan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha ka dhashay dhismooyinka ay ku dul dhacday.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada