DAAWO VIDEO:- Daahir Calasow oo Weeraray Xasan Shiikh & Kuwa laga soo diro Burco, Kana hadlay kiiskii Saado cali.

DAAWO VIDEO:- Daahir Calasow oo Weeraray Xasan Shiikh & Kuwa laga soo diro Burco, Kana hadlay kiiskii Saado cali.

daajis.com:-Daahir Cabdule Calasow oo ah Wariye Soomaliyeed ayaa wuxuu Si ba’an u Wareeray Madaxwaynaha Xasan sheekh oo haatan dawladiisa ay ku filnaan wayday Sugitaanka Villa Somalia oo maamul inuu usameeyo Bilaabay gobolada dhexe ee Soomaliya.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


dahir-alasow Sidoo kale wuxuu ka hadlay dhalin yarada laga soo diro Burco Iyo Hargeisa ee isku qarxinaya Hotelada ku yaaala magaalada Muqdisho, wuxuuna is waydiiyey inay Burco iyo Hargeisa ka waayeen goobo ay isku qarxiyaan.


Ugu danbaynta ayaa wuxuu ka hadlay Kiiska dilkii Saado Cali Warsame, wuxuuna sheegay in markii hore lasoo qabtay Ragii dilkaasi gaystay markii danbana lagu furtay Lacago xoogan, dawlada Xasan sheekhna ay soo dhowaysay arintaasi Maadaama ay dhowr jeer ka hadashay arinta Badda Soomaliya. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada