DAAWO VIDEO: Flimki laga sameeyay xiddiga kooxda Barcelona Messi oo soo baxay

DAAWO VIDEO: Flimki laga sameeyay xiddiga kooxda Barcelona Messi oo soo baxay

daajis.com:-Filimkii la wada sugayay ee ‘The Movie’ ee laga sameeyay taariikhda xidigga kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lionel Messi ayaa horudhiciisa la soo bandhigay.


Filimkan oo isagoo dhameystiran la sii deyn doono dhowaan ayaa waxa uu ka sheekeynayaa sida wiilyar oo Argentin u dhashay uu u noqonayo xiddig ka mid ah kuwa ugu fiican Kubadda Cagta.

Waxaa filimkan ka dhex muuqda rag ay ka mid yihiin ; Johan Cruyff, Jorge Valdano, Andres Iniesta, Gerard Pique iyo Mascherano.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada