Daawo Video:- Kala carar ka taagan magaalada ugu dadka & Gawaarida badan Isra´iil & Yahuuda oo seexan la´

Daawo Video:- Kala carar ka taagan magaalada ugu dadka & Gawaarida badan Isra´iil & Yahuuda oo seexan la´

daajis.com:-Magaalada Tel Aviv oo lagu tiriyo mid ka mid ah magaalooyinka sida weyn ay u dhisteen Yahuuda ayaa waxaa saacad kasta ka taagaan kala carar iyo cabsi baaxad weyn ka dib markii deegaanadaas ay si toos ah u soo gaareen Gantaalo rido dheer oo ay soo tuureen ururka xornimo doonka reer Falastiin ee Xamaas.

Inta badan shirkadaha Diyaaradaha dalalka Yurub iyo Mareeykanka ayaa joojiyay duulimaad-yadii ay ku tagi jireen garoonka Diyaaradaha magaalada Tel Aviv ee (Ben Gurion International Airport) maadaama magaalada Tel Aviv ay noqotay furin dagaal oo laga difaaci la´yahay gantaalada ururka Xamaas.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada