Daawo Video+ Sawirro:- Qaabka ay u dhacday xil-wareejintii maanta ee taliyaha ciidamada booliska

Daawo Video+ Sawirro:- Qaabka ay u dhacday xil-wareejintii maanta ee taliyaha ciidamada booliska

daajis.com:-Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Jen. Saacid ayaa ogolaaday in uu xilka si sharaf leh ugu wareejiyo Taliyaha cusub ee badalay, oo lagu magacaabao Jen. Maxamed Xasan Ismaaciil kaasoo Ra´iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh xilkaasi u magacaabay.

Hadallo ay goonta ka jeediyeen labada mas´uul ayey muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin qaabka ay u dhacday xil wareejinta.

Taliyaha cusub ee Booliska Jen. Maxamed Xasan Ismaaciil oo ayaa ka codsaday Taliyihii hore ee xilka wareejiyay inuu muujiyo la shaqeyn maadaama loo magacaabay xil culus.


Wasiir Kuxigeenka Amniga Ibraahim Isaaq Yarow ayaa isna sheegay in Taliska cusub ee Booliska looga baahan yahay in ay la yimaadaan wada shaqeyn ay la yeesheen maamulka gobolka Banaadir oo hoos tegi doonaan talisyada Booliska iyo Nabadsugida.

HALKAN KA RIIX VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada