Daawo Video:- Siilaanyo oo Ethopia looga Yeedhay Iyo Garoonka Hargeisa oo buuq xoogan dhacay Kadib Su’alo & Waraysi

Daawo Video:- Siilaanyo oo Ethopia looga Yeedhay Iyo Garoonka Hargeisa oo buuq xoogan dhacay Kadib Su’alo & Waraysi

daajis.com:-Hogaamiyaha maamulka Nabad diidka ah ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa looga yeedhay wadanka Ethopia, Wuxuuna maanta ka duulay magaalada Hargeisa.

Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay Qorshaha Safarkiisa uu ugu baxay Wadanka Ethopia, sidoo kalana waxaa gooobta Su’aalo Tiro badan ku waydiiyey Saxaafada oo mudooyinkii ugu danbeeyay uu ka dhuumanayey.

Su’aalaha ayaa waxaa ka dhashay buuq, Sidoo kalana waxaa loo kala xulay wariyaasha waydiinaya Su’aalaha ku aadan Fashilka baahsan ee uu dhexfadhiyo maamulkaasi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada