Daawo Video:- Tarsan oo la shiray Puntland, Maxay ka wada hadleen?

Daawo Video:- Tarsan oo la shiray Puntland, Maxay ka wada hadleen?

daajis.com:-Guddoomiyihii Banadir iyo Duqii hore ee Muqdisho Maxamuud Tarzan oo xiligan socdaal ku maraya dalka Maraykanka ayaa kulan uu la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kasoo jeeda deegaanada Puntland kaga hadlay xaalada Muqdisho.


Tarzan iyo Jaaliyadda Puntland ee magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa ka wadahadlay xalka Soomaaliya iyo waliba warbixino uu ka bixiyey xaalada ka jirta magaalada Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada